Markab Xamuul oo Israel lahayd oo la weeraray, Dabna uu qabsaday

Markabka laga leeyahay Israa’il ayaa la sheegay in lagu weeraray Waqooyiga Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Ilo-wareedyo.   Markabka oo lagu magacaabo MV CSAV Tyndall waxaa la sheegay inuu lahaa Ganacsade caan ah oo u dhashay Israel.   Ma cadda Jihada weerartay Markabkaasi oo uu ka dul bababayey Calanka dalka Liberia, balse, Israel waxay ku … Continue reading Markab Xamuul oo Israel lahayd oo la weeraray, Dabna uu qabsaday